miércoles, 20 de julio de 2011

Soomaaliyaw Burcadbadeed!

Maansoole: Alfredo Ajo Gonzalez
Dal: Isbaanya (España)
Tarjumay: Samatar Maxamad Siciid



Burcadbadeed Soomaali ama Burcad "Uncle Sam"?

Lafta dusheeda maqaarkii
Gacanta duubkeedana bunduqii,
Ama dhimo ama noolaw,
Soomaaliyaw burcadbadeed.

Malaaygiina waa koray
Intaad waxqabadkan gashay,
Hadday doontaanna i eedeeyn,
Hay eedeeyayn.

Sinjaarada kaluumeeysigana
Haka qaadaan halkan,
Hadday doontaanna i eedeeyn,
Hays eedeeyayn.



Pirate Somalí

Sobre el hueso la piel
Y en la mano un fusil,
O matar o morir,
Pirata Somalí.

Y los peces ya crecen
Desde que obras así,
Y si quieren juzgarme,
Que me juzguen a mí.

Y los barcos de arrastre
Que los saquen de aquí,
Y si quieren juzgarme,
Que se juzguen a sí.

domingo, 10 de julio de 2011

Qormo Qabri | Gravskrift

Maansoole: Erik Blomberg
Dal: Iswiidhan
Tarjumay: Samatar Maxamad Siciid





Halkan baa ku duugan
xoogsade Iswiidhish,
lagu dilay amin nabad,
hub la’an, difaac la’an,
toogtayn
xabbado aanan la aqoonin.

Danbigiisu gaajo buu ahaa.

Waligaa ha ilaabin.


Här vilar
en svensk arbetare.
Stupad i fredstid.
Vapenlös, värnlös.
Arkebuserad
av okända kulor.

Brottet var hunger.

Glöm honom aldrig.


... Aminkan oon halkan soo dhigo maansadan, Soomaali tahan ayaa uga barokaca hooygooda gaajo. Abaar ka sokow, nolashooda oo gacanta ugu jirin ayaa ka mas’uul ah.

viernes, 1 de julio de 2011

Xabsiga

Maansooleha: Bo Carpelan
Dalka dhaladka: Finka
Afka maansada: Iswiidhish
Tarjumay: Samatar Maxamad Siciid

Gumeeysiga, bareer iyo qarsoon, waa dilaa.

Intay jirtay
fursad cararid
qof walba waa ku haray xabsiga.

Fursadda cararka
baa ahayd xorriyo qofna
rabay inuu lumiyo.

... Waxay dhahaan, maalin ee maalintan oo kale 1960kii ayay Soomaaliya madaxbanaani yeeladtay!
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...