domingo, 8 de febrero de 2015

Iska ilaw waxaan dhahay / Forget what I said



Waan murugawdaa
waan hiyikacaa
waan qarxi doonaa
een ooyi doonaa ilaa iyo intaan kala dago.

Waa la moodaa…
inaan adkahay markaan jilcanahay
iyo inaan qabawbahay markaan kululahay
way naqodtaa marmar…
inay arintu u dhacdo si aad u dagdaga.

Iska ilaw waxaan dhahay
iska ilaw waxaan falay
umaan dan lehayn
ee maad i cafin kartaa?
waxay iiga timid si qaldan
waan ceshanayaa
iska ilaw waxaan dhahay.

Laakiin…
waan kuu jaclaan karaa si daran
een kugu daaran karaa sixirkayga
waanna kuu dhunkan karaa sidaan qof kale ku yeelin.

Waan ka yeeli doonaa wanaag xumaantaydii
waan fiicnayn doonaa wixii wada murugo leh
waan iska jari doonaa gacmaha mawtan ee tagtadaydii

Iska ilaw waxaan dhahay
iska ilaw waxaan falay
umaan dan lehayn
ee maad i cafin kartaa?
waxay iiga timid si qaldan
waan ceshanayaa
fadlan iska ilaw.

Iska ilaw waxaan dhahay
iska ilaw waxaan falay
umaan dan lehayn
ee maad i cafin kartaa?
waxay iiga timid si qaldan
waan ceshanayaa.

Iska ilaw waxaan dhahay
maad iska ilaawi kartaa waxaan falay?
iska ilaw waxaan falay
iska ilaw waxaan dhahay
fadlan, fadlan, fadlan, fadlan
fadlan iska ilaw waxaan dhahay.

(Nuura Maxammad Nuur).

*** 

I get the blues
I get high
I'll explode like dynamite
And I'll cry 'til the dust settles down

I guess I'm hard when I'm soft
And I'm cold when I'm feeling hot
Sometimes I guess things just happen too fast

Forget what I said, forget what I did
It's not what I meant, so can you forgive?
Just came out wrong
I'm taking it back
Forget what I said
Mm, yeah

But I can love you like Hell
Put you under my Black Magic spell
And I can kiss you like nobody else
Yeah, yeah

I'll make good of my bads
I'll make nice of all that is sad
I'll cut off the dead hands of my past

Forget what I said, forget what I did
It's not what I meant, so can you forgive?
It just came out wrong
I'm taking it back
Please forget about it

Forget what I said, forget what I did
It's not what I meant, so can you forgive?
It just came out wrong
I'm taking it back

Forget what I said
Can you forget what I did?
Forget what I did, forget what I said
Please, please, please, please
Please forget what I said

(Noora Mohammad Noor)

Aawayhee (Raxiima Mahdi)



Aawayhee  aawayhee
inankii is arkoonayee
aawayhee
aragiis ma iloobinee

Waxaan u ooyaa
u oomaa aawadaa
isma arkeenin ayaantaan
ii imow
adaa iloobay axdigii oon leheen
inanyahow

Aawayhee
ubaxii aan abuurayee
aawayhee
aragiis ma iloobinee

Afkeyga waa ku omaa
aawadaa
amaatankaaga
an waa lee eedayee
aduunyo iyo aakhiro
axdigii oofiyee 
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...