Maansoole: Martín
Veiga
Dal: Beesha
Gaaliisiya (Isbaanya)
Turjumay: Samantar
Maxamad Siciid
Waxaa gudaha ku
qarsan kansiga, hadiyad
qobtolan u taal kan suga, dhido
caaradsan,
waqtigu sidii wabi aanan la jeexi
karin,
surada cawseed saaran tukeyaashu,
jiqda kastaanyeed,
baluudyada, farogodanada,
killaalada qayreed
soo xirxira dheesha sooyaalka
ee shinida.
Kullina waa cagsaarid
siigo engagan ee tagtada
meesha fadaqyadu ku dhaafaan
raadyo khafiifan,
sawiro waxkasooqaad lehaynin oo
gacan sii tirtirto
- sida kuwa aan ku sameeyn jiray
markaan ahaa cunug
budada shiideha ku soo duldaadatay
kabiska
ay kula baaba’i jirayn bushimo
afuufid, aslant-ahaanba.
Cadad ficil had iyo jeer dhamaadla’an,
kala firaran, ka yimaada xagga garwaaqsiga,
googo’yo ee tagtada:
geedsaarada u rogma guduud
dayrta,
dharka cad waran, dabayshu ruxda,
codad haaraamiya, juqjuqeeyn khafiifan.
Xusuusta waa khasaanad jajab-og
ka buuxa iniino, qusur xanuun leh
loogu dhaxgalo hamuunqab, faroduubid.
Dhaxjoogid.
*Kastaanyo / Baluud (بلوط) : Nooc ka mid ah geedaha miraha
adag.
*Farogodan (Digitalis): Nooc ka mid ah dhirgaabta ubaxa dhaliya.
MEMORIA
No interior ocúltase o tesouro,
hermética
entrega para quen agarda, áspero ourizo,
o tempo como un río que non se pode vadear,
os corvos no colmazo, a mesta broza no souto,
landras, dedaleiras, as celas das entenas
encerrando a danza antiga
das abellas.
E todo é como pisar
sobre a seca poeira do pasado
onde as pegadas tracexan rastros tenues,
insignificantes debuxos que unha man vai borrando
- como aqueles que facía cando neno
na foula caída nas laxes do muíño
desaparecían soprados por uns
labios, quedamente.
Fragmentos dunha acción sempre incondusa,
dispersa, chegada a través do recordo,
retallos do pasado:
as enradadeiras tornándose vermellas en outono,
a roupa branca no tendal, aventada,
voces admonitorias, punicóns leves.
A memoria é unha arca quebradiza
ateigada de sementes, dolorosa fondura
na que penetrar con avidez, cerrar os dedos.
Permanecer.