Mostrando entradas con la etiqueta Codadka Bantu. Mostrar todas las entradas
Mostrando entradas con la etiqueta Codadka Bantu. Mostrar todas las entradas

sábado, 14 de julio de 2012

Huuno (Malaa’ika)


Heesaada: miriam makeba
Afka: Sawaaxili
Dalka: Tansaaniya
Tarjamidda: Samantar Maxammad Saciid



 
Huuno, waan ku jacelahay Huuno.
Huuno, Waan ku jacelahay Huuno.
Anna, maxaan qaban karaa, xabiibkaaga yar.
Hadduunan i qabsan lehin maal la’aan,
Waan ku guursan lehaa Huuno.
Hadduunan i qabsan lehin maal la’aan,
Waan ku guursan lehaa Huuno.
Lacagaa dhibta ruuxayga
Lacagaa dhibta ruuxayga
Anna, maxaan qaban karaa, xabiibkaaga yar.
Waan ku guursan lehaa Huuno.
Hadduunan i qabsan lehin maal la’aan,
Waan ku guursan lehaa Huuno.
Shinbiryahay yar, waan kugu riyoodaa, shinbiryahay yar.
Anna, maxaan qaban karaa, xabiibkaaga yar.
Hadduunan i qabsan lehin maal la’aan,
Waan ku guursan lehaa Huuno.
Hadduunan i qabsan lehin maal la’aan,
Waan ku guursan lehaa Huuno.

 
Malaika, nakupenda Malaika.
Malaika, nakupenda Malaika.
Nami nifanyeje, kijana mwenzio,
Nashindwa na mali sina, we,
Ningekuoa Malaika.
Nashindwa na mali sina, we,
Ningekuoa Malaika.
Pesa zasumbua roho yangu
Pesa zasumbua roho yangu
Nami nifanyeje, kijana mwenzio,
Ningekuoa Malaika.
Nashindwa na mali sina, we,
Ningekuoa Malaika.
Kidege, hukuwaza kidege.
Kidege, hukuwaza kidege.
Nami nifanyeje, kijana mwenzio,
Nashindwa na mali sina, we,
Ningekuoa Malaika.
Nashindwa na mali sina, we,
Ningekuoa Malaika.

jueves, 23 de febrero de 2012

Dhibane ku abuurid dhibane kale!



Madaxwaynehii dhintay ee Kenya, Mze Jomo Kenyatta, baa la yiri inuu ka fiirsaday: “Marka mishanariyadu (diraaldiineedyada kirishtaanka) yimaadayn Afrika, waxay gacmaha ku haystayn Baybalka, anaguna waxaynu haysanay dhulalka.” “Waxaynu indhaha u daboolanay inaynu tukano, markaynuna furanay, waxaynu haysanay Baybalka, iyaguna dhulalka.”

... Kadibna, waxay u fududeeyayn in Kenyaatigu ku sameeyo Soomaalida waxay iyaga ku sameeyayn.

Ka: The Scramble In The Horn Of Africa: History Of Somalia (1827 – 1977).
La daabacay: 2001.
Qore: Maxamad Cusmaan Cumar.
Tarjamay: Samatar Maxamad Siciid


miércoles, 14 de diciembre de 2011

Reerkii La Burburi!


Dhaqanguur dhaqangalin!

 
Dhageeysta naftiina oo isla hadlaya!
-Reerkii dib uma jiro!
Oo reerkii dib uma jiro baa?
Ii sheega: maxayd tahiin?


Musha watsakatika?

Mashaiwa dzimwe nyaya here?
Hanzi musha watsakatika!
Musha watsakatika nhai?
Aizve! Musha wacho chiiko?

Handiti musha ndimi!



Maansoole: Chirikuré Chirikuré
Dal: Simbaabwe
Af: ChiShona
Tarjumay: Samantar Maxamad siciid

viernes, 9 de septiembre de 2011

Meelo Sheekoxariir

Maansoole: Chirikuré Chirikuré
Dalka: Simbaabwe
Af: ChiShona
Tarjumay: Samatar Maxamad Siciid


Waji walbaa la kulmay
Isla su'aashii
Ee meelihii aan soo jiray

Kaliya qalbigaa ka jawaaba
Afku waa daciif, laakiin
Waxa qalbiga ku jiraa buuxsha bakaarta

Wajiyo riyoodsan, aamindaran,
Ayay ku waydiiyaan su'aalo yaaban
Ayagoo waydiiya jeer kale meeshaan qabtay

Dagdagaan kula jawaabaa:
Waxaan soo jiray gayiga gabikayeerada aamusan,
Carada ee gabawda Timbuktu.

Madaxyadooday u ruxaan sidii dibiyo
Ayagoo ugu qoslaya jeesjees intay cabayaan:
Meelahaas oo kale waa kaliya sheekoxariir

Madaxaygaan hoos u dhigaa
Anigoo ku sabriya qalbigayga erayo qaboojiya:
Barakada qalbiga tayda waaye.    




Nzvimbo dzemumabhuku
wese andaita mahwekwe naye
mubvunzo ndiwo mumwe chete:
kwakadini kwamanga mapota?

mhinduro ndiopa yepasi pemoyo:
kutaura zvese handingakwanisi,
zvakapinda mumusoro zvinozadza dura

vose vanozoita kunge vapatika kyuhope,
vobvunza zvakare, uso vakasunga:
gara zviya ndepiko kwawaiva?

Handinonoki kudzora mhinduro:
ndaiveko kunyika yemutsindo,
kumatuhnhu emuzinda we Timbouctou.

vese vanokapaza misoro semabhuru,
vopfipfidza vachinwa rukweza rwavo:
nzvimbo dzakadaro ndezdzemumabhuku chete.

ndinotsikisira wangu musoro pasi,
ndozvipodza hana nemashoko mumoyo:
ndakakomorerwa ndakazvionera pamhino sefodya.

 

Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...