Heesaada:
miriam makeba
Afka:
Sawaaxili
Dalka:
Tansaaniya
Tarjamidda:
Samantar Maxammad Saciid
Huuno,
waan ku jacelahay Huuno.
Huuno,
Waan ku jacelahay Huuno.
Anna,
maxaan qaban karaa, xabiibkaaga yar.
Hadduunan
i qabsan lehin maal la’aan,
Waan
ku guursan lehaa Huuno.
Hadduunan
i qabsan lehin maal la’aan,
Waan
ku guursan lehaa Huuno.
Lacagaa
dhibta ruuxayga
Lacagaa
dhibta ruuxayga
Anna,
maxaan qaban karaa, xabiibkaaga yar.
Waan
ku guursan lehaa Huuno.
Hadduunan
i qabsan lehin maal la’aan,
Waan
ku guursan lehaa Huuno.
Shinbiryahay
yar, waan kugu riyoodaa, shinbiryahay yar.
Anna,
maxaan qaban karaa, xabiibkaaga yar.
Hadduunan
i qabsan lehin maal la’aan,
Waan
ku guursan lehaa Huuno.
Hadduunan
i qabsan lehin maal la’aan,
Waan
ku guursan lehaa Huuno.
Malaika,
nakupenda Malaika.
Malaika,
nakupenda Malaika.
Nami
nifanyeje, kijana mwenzio,
Nashindwa
na mali sina, we,
Ningekuoa
Malaika.
Nashindwa
na mali sina, we,
Ningekuoa
Malaika.
Pesa
zasumbua roho yangu
Pesa
zasumbua roho yangu
Nami
nifanyeje, kijana mwenzio,
Ningekuoa
Malaika.
Nashindwa
na mali sina, we,
Ningekuoa
Malaika.
Kidege,
hukuwaza kidege.
Kidege,
hukuwaza kidege.
Nami
nifanyeje, kijana mwenzio,
Nashindwa
na mali sina, we,
Ningekuoa
Malaika.
Nashindwa
na mali sina, we,
Ningekuoa
Malaika.