Aqal Soomaali |
Magaalada dhaladkayga, maydku
Wuxuu wali ka soo aargo’sadaa
Qabriga.
Sideyaasha maydku waa
Maydadka nool
Ooba ka kala talaabada
Labo duni.
Gubadka ee fikrad baxsadtay
Mayaa dib u soo celiya soojirayn waqtigu waxyeelay
Kuna gabaabsiiyay danbas?
U daaya halaseha inuu sheego sooyaalkaya!
Atmospheric
Spirits (for Nuruddin
Farah)
In my hometown, the dead
Still exact revenge
From the grave.
The receptacles of the dead
Are the living dead
Who already straddle
Two worlds.
Do the parched remains of a scuttled idea
Refurbish a tale mangled by time
And reduced to ashes?
Let cinders tell our story.
Maansoole: Barfasoor, Cali Jimcaale Axmad
Dal: Maraykan / Soomaaliya
Ka: “When Donkeys Give Birth To Calves: Totems, Wars, Horizons,
Diasporas.”
Tarjamay: Samantar Maxamad Siciid