lunes, 21 de marzo de 2011

Sagooti Raaga


Maansoole: Ángel González
Dal: Isbaanya
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid

Maxaa dharaar caajisisan
oo ma doonto tagid
saacaddeeda maantay.
Qoraxda,
ka sii danbeeysaba xariiqda bidhaaman
ee ilkuwareertada,
ayaa soo jiidadta,
ayaa soo celsadta.
Bal
shinbiraha ayaa kula soo hareeriya
heesahooda
laamaha ugu sareeya,
neecawna ku lidsan
ayaa hawada dushayna kula haysa buska
dahabsan ee ilayskeeda.
Waxaa soo baxa dayaxa, dharaartuna waa soo jeeddaa.
Ilayska dahabka lehaa baa hadda leh qalin.


Un Largo Adiós


Qué perezoso dia
que no quiere marcharse
hoy a su hora.
El sol,
ya tras la línea lúcida
del horizonte,
tira de él,
lo reclama.
Pero
los pájaros lo enredan
con su canto
en las ramas más altas,
y una brisa contraria
sostiene en vilo el polvo
dorado de su luz
sobre nosotros.
Sale la luna y sigue siendo el día.
La luz que era de oro ahora es de plata.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...