Bisha ramadaan waa bisha gudahayda
Qur’aanku loogu soo dajiyay dadka si hanuun ah iyo si cad-cad ee sameeyska Kitaabka
Hanuunka iyo Kala-dhigga ah. Kiina arka bisha, ha soomo. Kiinana buka ama safar
ku jira, ha u ahaadto maalmo caddadkoodu u dhigma. Wuxuu ilaahay idiin rabaa
fudayd, ee ma idiin rabo cariiri. Oo dhameeystira caddadka, oo kula wayneeya (gudaha
nolasha hoose) ilaahay wixii uu idinku hanuuniyay, oo mindhaa waydu mahdisaan.
Suuradda Sacda / Lo’da.
Aayadda 185.