viernes, 17 de septiembre de 2010

Hees Gu'diraaceed

Maansoole: Gustaf Fröding
Dal: Iswiidhan (Sverige)
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid


"Dhalaali,
kana yeel barafkayga
inuu dareero",
bay gu'a ugu taahday diraacda.

"Maleha, waa hadday qoraxda doonto,
aanu sugno ilaa iyo bil xataa,
oo mindhaa waa waxa dhaca",
buu ku heesay gu’a.



En vårvintervisa

"Smält min is,
låt min snö
gå i tö",
suckade vintern till våren.

"Kanhända, kanhända om solen vill,
vi vänta väl ännu en månad till,
så kanske det sker",
sjöng våren.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...