domingo, 10 de julio de 2011

Qormo Qabri | Gravskrift

Maansoole: Erik Blomberg
Dal: Iswiidhan
Tarjumay: Samatar Maxamad Siciid





Halkan baa ku duugan
xoogsade Iswiidhish,
lagu dilay amin nabad,
hub la’an, difaac la’an,
toogtayn
xabbado aanan la aqoonin.

Danbigiisu gaajo buu ahaa.

Waligaa ha ilaabin.


Här vilar
en svensk arbetare.
Stupad i fredstid.
Vapenlös, värnlös.
Arkebuserad
av okända kulor.

Brottet var hunger.

Glöm honom aldrig.


... Aminkan oon halkan soo dhigo maansadan, Soomaali tahan ayaa uga barokaca hooygooda gaajo. Abaar ka sokow, nolashooda oo gacanta ugu jirin ayaa ka mas’uul ah.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...