sábado, 3 de abril de 2010

Gabarta Ipanema

http://www.lastfm.com.br/music/Ant%C3%B4nio+Carlos+Jobim/_/Garota+de+Ipanema?setlang=pt

Miraha: Antonio Carlos Jobim (Tom Jobim)
Iskudabaridka: Tom Jobim iyo Vinicius de Moraes
Nooc: Bossa-nova
Dal: Baraasiil
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid

Fiiri quruxdaas badan
iyo xashaashkaas badan
waa gabarta
ugaga timaadda uguna marta
dalanbaabi
jidkeeda ee badda.

waa gabarta jirkeeda ku mariin noqday
qoraxda ee Ipanema,
dalanbaabigeeda
wuu ka qurxoon yahay hees,
waa kan ugu qurux badan
ee aan ku arkay jidkan mara.

Aah! Maxaan sidan ugu ahay
kalinimo?
Aah! Muxuu waxwalba u leeyahay
murugnimo?
Aah! Inta qurux jirta,
quruxda aan ahayn
tayda qura,
kula martana jidkan
cidla’.

Aah! Hadday ogaan lehayd
markay jidka marto
Dunida qosasha
baa xashaashnimo yeeladta
lana sii qurxoonaadta
jaceelka dartiisa.


Garota de Ipanema

Olha que coisa mas linda
mas cheia de graça
é ela menina
que vem e que passa
num doce balanço a
caminho do mar.

Moça do corpo dourado
do sol de Ipanema,
o seu balançado
é mais que um poema,
é a coisa mais linda
que eu ja vi passar.

Ah! Por que estou tao
sozinho?
Ah! Por que tudo é tao
triste?
Ah! A beleza que existe,
a beleza que nao é
so minha,
que tambem passa
sozinha.

Ah! se ela soubesse que
quando ela passa
O mundo sorrindo
se enche de graça
E fica mais lindo
por causa do amor.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...