viernes, 8 de abril de 2011

Mahasho

Maansoole: Federico García Lorca
Dal: Isbaanya
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid



Kaliya kulaylka wadnahaada,
oo wax kale jirin.

Jannadaydu goob
daa’uus la’aaneed
luuqna la’aaneed,
leh wabi sir ah
iyo fontaano yar.

Dabaysha dhaqaajin la’aanteeda
jiqda,
la’aantana xidigta doonta
naqosho caleen.

Iftiin wayn
ahaan jiray
gaaraabidhaan
kal hore,
yaal goob
daymooyin jabay.

Nasad wanaagsan
halkaa kadibna is-shumiskaayaga,
goobaabino dhawaaqeed
ee gabikayeerka,
ayaa ka soo furma fogaan shishe.

Ee kulaylka wadnahaada,
oo wax kale jirin.


Deseo

Sólo tu corazón caliente,
y nada más.

Mi paraíso un campo
sin ruiseñor
ni liras,
con un río discreto
y una fuentecilla.

Sin la espuela del viento
sobre la fronda,
ni la estrella que quiere
ser hoja.

Una enorme luz
que fuera
luciérnaga
de otra,
en un campo
de miradas rotas.

Un reposo claro
y allí nuestros besos,
lunares sonoros
del eco,
se abrirían muy lejos.

Y tu corazón caliente,
nada más.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...