viernes, 22 de abril de 2011

Abriil iyo Shib

Maansoole: Tomas Tranströmer
Dal: Iswiidhan
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid




Gu'a baa ku jira marnaan.
Biyomaraynka makhmalka gudcursan
baa ku gurguurta dhankayga
waxna ka soo dhaxmuuqanin.

Waxa kaliya dhaldhalaala
waa ubaxyo jaallo ah.
Waxaa laygu qaadaa harkayga
sida fiyolin
ku jira sanduuqiisa madow.

Waxa kaliya aan rabo inaan iraahdo
wuxuu ka soo galacleeyaa lamagaaraan
sida macdanka qalinka
yaala dukaanka curaarta.


April och Tystnad

Våren ligger öde.
Det sammetsmörka diket
krälar vid min sida
utan spegelbilder.

Det enda som lyser
är gula blommor.

Jag bärs i min skugga
som en fiol
i sin svarta låda.

Det enda jag vill säga
glimmar utom räckhåll
som silvret
hos pantlånaren.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...