lunes, 16 de mayo de 2011

Qof Caashaqid - To Love Somebody

Heesaa: Nina Simone
La soo sii daayay: (1969)
Nooc: Jazz Soul
Dal: Maraykanka
Nuqulka asalka: Bee Gees (1967)
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid



Waxaa jira iftiin, iftiin jaad
Waligiisa ma igu dul ifmin
Waxaan rabaa nolashayda dhan inay ahaadto
La noolaanshadaada
La noolaanshadaada

Waxaa jirta si, qof kastaa yiraahda
Loo sameeyo waxkasta walba
Maxay wanaag keentaa
Haddii aanan ku haysan, aanan ku haysan

Ma ogid siday tahay
Nuuno, ma ogid siday tahay
Qof caashaqid, qof caashaqid
Sidaan kuu caashaqay

Maskaxdayda, mar kalaan ka arkaa wajigaada
Waan aqaanaa maskaxda igu taala
Qasab ma aho inaad aad u indhobeeshid
Waxaanna ahay indhoole, ma aragtid inaan ahay indhoole

Waxaan ahay naag, ma aragtid waxaan ahay
Waxaan u noolahay oo u neefsadaa adiga
Maxay wanaag qabadtaa
Haddii aanan ku haysan, aanan ku haysan

Bal, ma ogid siday tahay
Nuuno, ma ogid siday tahay
Qof caashaqid, qof caashaqid
Sidaan kuu caashaqay

Maya maya maya, bal ma ogid siday tahay
Ma ogid siday tahay
Sidaan kuu caashaqay



There’s light, a certain kind of light
It’s never shone on me
I want my whole life to be to live with you
Live with you

There’s a way everybody says
To do each and everything
What good does it bring
If i aint got you, i aint got you

You don’t know what it’s like
Baby, you don’t know what it’s like
To love somebody, to love somebody
The way i love you

In my brain, see your face again
I know my frame of mine
You don’t have to be so blind
And i’m blind, can’t you see i’m blind

I’m woman, can’t you see what i am
I live and i breathe for you
What good does it do
If i aint got you, i aint got you

Say, you don’t know what it’s like
Baby, you don’t know what it’s like
To love somebody, to love somebody
The way i love you

No no no, i say you don’t know what it’s like
You don’t know what it’s like
The way i love you
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...